Diyaarad siday rakaab dhan 45 qof ayaa la sheegay in ay ku dhacday agagaarka garoonka diyaaradaha ee Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Dhamaan rakaabka ayaa la sheegay in badqabaan. Diyaaradaan waxay ka soo baxday Nairobi waxayna kusii jeeday degmada Elwak ee Mandera. pic.twitter.com/FL8LlKGINF — Iftiin FM Kenya (@IftiinFm) July 21, 2021
Diyaarad siday rakaab dhan 45 qof ayaa la sheegay in ay ku dhacday agagaarka garoonka diyaaradaha ee Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Dhamaan rakaabka ayaa la sheegay in badqabaan. Diyaaradaan waxay ka soo baxday Nairobi waxayna kusii jeeday degmada Elwak ee Mandera. pic.twitter.com/FL8LlKGINF